Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3174.
Waxaa joogo Forlan kaas oo gaari doona ilaa 104.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 270 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Forlan, Villa.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 6 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Frank Rijkaard, Steven Gerrard, Ruben Armorim.
Frank Rijkaard waa 1 booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88 iyo Long Ball Counter 89.
Steven Gerrard Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88 iyo Long Ball 88.
Ruben Amorim Waa double booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From AHMET BASHIIR HASSAN
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.








