Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3177.
Waxaa joogo Bale kaas oo gaari doona ilaa 107.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 52 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Bale, Cannavaro, Vini Jr.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 1 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Frank Rijkaard.
Frank Rijkaard waa 1 booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88 iyo Long Ball Counter 89.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From BILE APDILAHI OMAR
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.