SHAX CANTUUGO

    


Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3196.
Waxaa joogo Del Piero cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 105.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 245 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Del Piero, Kahn, Totti.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 5 Tababare / Managers waxaa ka mid ah  G Southgate, D Deschamps.
G Southgate waa 1 booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 87.
D Deschamps waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From  Mohamed abdirahmn mahomuud







Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

Post a Comment

Previous Next

نموذج الاتصال