Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3166.
Waxaa joogo Bale cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 101.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 53 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Bale, Forlan.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 3 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Xabi Alonso, D Stojkovic, G Southgate.
Xabi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
D Stojkovic Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Out Wide 88.
G Southgate waa 1 booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 87.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Axmed aweys maxamed
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.







