Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3211.
Waxaa joogo Kvaratskhelia cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 105.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 91 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Cannavaro, Kvaratskheila.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 3 Tababare / Managers waxaa ka mid ah  Xabi Alonso, Jose Mourinho.
Xabi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
Jose Mourinho Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Out Wide 88 iyo Long Ball Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From  Cumar Aadan Xasan
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.






