Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3178.
Waxaa joogo Messi cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 108.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 174 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah:
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 2 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Ruben Armorim.
Ruben Amorim Waa double booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Abdullahi joseph
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.






