Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3162.
Waxaa joogo Yamal cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 105 iyo Delpiero cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 103.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 251 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Yamal, Delpiero, Drogba.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 2 Tababare / Managers waxaa ka mid ah D Stojkovic.
D Stojkovic Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Out Wide 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Farhan Maxamed
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.





