Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3218.
Waxaa joogo Son cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 104.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 99 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Eto'o, Son, Del piero.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 6 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Johan Cruff, F. Beckenbauer, P Kluivert, G P Gasperini, Steven Gerrard, Lionel Scaloni.
Johan Cruff waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 89.
F. Beckenbauer waa double booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball 89.
P Kluivert waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 89.
G P Gasperini waa double booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Long Ball Counter 88.
Steven Gerrard Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88 iyo Long Ball 88.
Lionel Scaloni Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 87.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Abdullahi shariif ali
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.