SHAX JAANIS AH

  


Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3201.
Waxaa joogo Cannavaro kaas oo gaari doona ilaa 106.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 266 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Cannavaro, Owen.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa  4 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Johan Cruff, Pep Guardiola, Lionel Scaloni.
Johan Cruff waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 89.
Pep Guardiola waa 1 booster wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88.
Lionel Scaloni Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 87.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From  Marwaan siciid ismacil









Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

Post a Comment

Previous Next

نموذج الاتصال