Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3185.
Waxaa joogo Van basten kaas oo gaari doona ilaa 105.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 407 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Van basten, Saliba.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 8 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Xabi Alonso, G Southgate.
Xabi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
G Southgate waa 1 booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 87.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Cqaadir daahir xuseen
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.