Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3123.
Waxaa joogo Forlan kaas oo gaari doona ilaa 103.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 32 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Owen, Forlan, Scholes.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 2 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Luis A. Roman.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Marwaan siciid ismacil
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.