SHAX JAANIS AH

   


Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3185.
Waxaa joogo Cannavaro kaas oo gaari doona ilaa 106.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 368 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah:  Cannavaro, Van basten, Salah.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 2 Tababare / Managers waxaa ka mid ah  Xabi Alonso, Mikel Arteta.
Xabi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
Mikel Arteta waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From  Sakariye C/lahi C/casiis








Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

Post a Comment

Previous Next

نموذج الاتصال