Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3167.
Waxaa joogo Batistuta kaas oo gaari doona ilaa 105.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 158 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Batistuta, Van Dijk.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 2 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Xabi Alonso.
Xabi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Abdirahman Mohamed ibrahim
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.