Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3170.
Waxaa joogo Batistuta kaas oo gaari doona ilaa 105.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 72 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Batistuta, Kahn.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 3 Tababare / Managers waxaa ka mid ah F. Beckenbauer, Frank Lampard.
F. Beckenbauer waa double booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball 89.
Frank Lampard Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Long Ball Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Maxamed axmed cabdiraxmaan
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.