Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3180.
Waxaa joogo Drogba kaas oo gaari doona ilaa 106.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 108 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Drogba, Suarez.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 4 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Xabi Alonso, Frank Lampard, Jose Mourinho.
Xabi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
Frank Lampard Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Long Ball Counter 88.
Jose Mourinho Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Out Wide 88 iyo Long Ball Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Saadaq Cali shariif
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.








