SHAX JAANIS AH

  


Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3178.
Waxaa joogo Etto oo gaari doona ilaa 105.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 100 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Etto.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 5 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Xabi Alonso, F. Beckenbauer.

Xabi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
F. Beckenbauer waa double booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball 89.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Sakariye Lii







Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

Post a Comment

Previous Next

نموذج الاتصال