SHAX CANTUUGO

   


Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3145.
Waxaa joogo Bale cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 101.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 75 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah:  Bale, Forlan.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 3 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Johan Cruff.
Johan Cruff waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 89.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From  Hanad Maxamed Adan







Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

Post a Comment

Previous Next

نموذج الاتصال