Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3167.
Waxaa joogo Bale cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 102.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 266 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Suarez, Bale.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 6 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Frank Rijkaard, F. Beckenbauer, Frank Lampard.
Frank Rijkaard waa 1 booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88 iyo Long Ball Counter 89.
F. Beckenbauer waa double booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball 89.
Frank Lampard Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Long Ball Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From khaliif haybe ibraahim
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.