Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3156.
Waxaa joogo Bale cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 101.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 76 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Bale, Forlan.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 5 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Xabi Alonso, F. Beckenbauer, G Southgate, Steven Gerrard.
Xabi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
F. Beckenbauer waa double booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball 89.
G Southgate waa 1 booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 87.
Steven Gerrard Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88 iyo Long Ball 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Maxamed cusman cartan
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.