Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3207.
Waxaa joogo Messi cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 108.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 188 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Messi, Pele, Van basten.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 6 Tababare / Managers waxaa ka mid ah L de la Fuente, G P Gasperini.
L de la Fuente Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88 iyo Out Wide 88.
G P Gasperini waa double booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Long Ball Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Mohamed mukhtar Ismail
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.