Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3180.
Waxaa joogo Ruben Dias oo gaari doona ilaa 104.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 98 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Ruben Dias, Carlos, Cagfu.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 4 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Xabi Alonso, D Deschamps.
Xabi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
D Deschamps waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Ciise Yusuf
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.






