SHAX BEEC AH

 


Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3185.
Waxaa joogo Rodri oo gaari doona ilaa 106.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 296 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Rodri, Messi.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 2 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Xabi Alonso.

Xabi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Ahmett1







Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

2 Comments

Previous Next

نموذج الاتصال